Isku xirrada

War

Bowden oo Booqday Doolow (Sawirro)

  • Sahra Abdi

Bowden oo Booqday Doolow (Sawirro)

Bowden oo Booqday Doolow (Sawirro)

Isu-duwaha arrimaha gar-gaarka QM ee Somalia, Mark Bowden oo booqday Doolow ayaa sheegay in xaaladda abaartu ay halis tahay

Isu-duwaha arrimaha gar-gaarka QM ee Somalia, Mark Bowden iyo wafdi u horkacayo ayaa booqasho ku tagay Degmada Doolow ee dalka Somalia.

Weriyaha VOA Nairobi Sahra Cabdi Axmed oo la socotay wafdigan ayaa sheegtay in Mr Bowdon oo halkaasi kula kulmay dad fara badan oo ka soo cararay abaaraha ka jira Koonfurta Somalia. Bowdon wuxuu xaaladda dadkan ku tilmaamay mid aad halis u ah oo u baahan in gar-gaar deg-deg ah lala soo gaadho.

Halkan ka daawo Sawirro kale

Bowden oo Booqday Doolow (Sawirro)

Bowden oo Booqday Doolow (Sawirro)

Bowden oo Booqday Doolow (Sawirro)

Bowden oo Booqday Doolow (Sawirro)

Bowden oo Booqday Doolow (Sawirro)

Bowden oo Booqday Doolow (Sawirro)

Bowden oo Booqday Doolow (Sawirro)

Bowden oo Booqday Doolow (Sawirro)

XS
SM
MD
LG