Isku xirrada

War

Maraykanka oo Maxkamad soo taagay 5 Soomaali ah


Maraykanka oo Maxkamad soo taagay 5 Soomaali ah

Maraykanka oo Maxkamad soo taagay 5 Soomaali ah

Nimanka lagu maxkamadeynayo gobolka Virginia ee Maraykanka ayaa lagu eedeeynayaa burcadbadeednimo iyo isku day weerar oo ka dhan ah markab Maraykan ah.

Waxaa maxkamadda Federaalka ee gobolka Virginia ee dalkan Maraykanka ka bilowday dhageysiga Kiiska 5 qof oo Soomaali ah oo lagu eedeeynayo falal burcadbadeednimo iyo inay isku dayeen inay weeraraan Markabka dagaal ee Maraykanka ee USS Nicolas bishii March ee sanadkan, meel ka tirsan Badweynta India.

Idil Cabdi Cismaan ayaa Kiiskan waxay waxay ka wareysatay Mahdi Gaboose oo ah madaxa Machadka Siyaasadda Geeska Africa ee saldhiggiisu yahay magaaladan Washington, Wuxuuna ugu horreyn faah faahinayaa maxkamadda eedeeysanayaashan la soo taagay.

XS
SM
MD
LG