Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Xoosh: Qodobka Muqdisho Dib Baa Loo Eegayaa


Wasiiirka Dastuurka iyo Dib u heshiisiinta Soomaaliya Cabdiraxmaan Xoosh Jibriil ayaa sheegay in ergada loo soo xulayo ansixinta dastuurka ay awood u yeelanayaan inay wax ka beddel ku sameeyaan dastuurka qabyo-qoraalka ah. Waxa uu muujiyey inay suurtogal tahay in isbeddel lagu sameeyo qodobada ku saabsan maqaamka caaismadda Soomaaliya ee Muqdishu. Wareysi aan Wasiirka la yeelanay halkan hoose ee qoraalka ka dhageyso

XS
SM
MD
LG