Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Toogasho ka Dhacday Manderla oo Laba Qof ku Dhinteen


Kenya police - Booliska Kenya
Kenya police - Booliska Kenya
Booliska Kenya ayaa toogtay laba qof magaalada Mandera ee Waqooyi Bari Kenya.

Warar laga soo xigtay booliiska ayaa raggaasi ku eedeeyey inay xiiriir la leeyihiin ururka al Shbaab. Balse dhinaca kale qaar ka mid ah culimaa’udiinka deegaanka iyo qaraabada dadkaasi ayaa sheegay in aanu jirin xiriir ka dhexeeya labada qof ee la dilay iyo al Shabaab.

Sheekh Axmed Xuseen Mursal oo ka mid ah culimada Mandera ayaa khadka telefoonka ugu warramay Xuseen Barre waxaana uu ugu horayn ka hadlayaa sida ay wax u dhaceen.

Hoos ka dhagayso waeraysiga
please wait
Embed

No media source currently available

0:00 0:05:24 0:00
XS
SM
MD
LG