Isku xirrada

War

Mahiga: Shirka Natiijaa ka Soo Baxaysa

  • VOA Somali

Mahiga: Shirka Natiijaa ka Soo Baxaysa

Mahiga: Shirka Natiijaa ka Soo Baxaysa

Ergayga Qaramada Midoobay ee Arrimaha Soomaaliya ayaa sheegay in natiijo fiican ay ka soo bixi doonto shirka wadatashiga ee Nairobi.

Ergayga Qaramada Midoobay ee Arrimaha Soomaaliya Agustine Mahiga ayaa sheegay in natiijo fiican ay ka soo bixi doonto shirka wadatashiga ee Nairobi.

Mr. Mahiga ayaa sheegay in natiijada ka soo baxda shirka wadatashiga Soomaalida ee magaalada Nairobi ay si weyn uga faa'idi doonto dowladda KMG ah, gogol xaarna u noqon doona shirka dowladdu ku baaqday ee magaalada Muqdisho.

Ergayga ayaa sheegay inuu in badan isku dayay i nuu madaxweynaha iyo xukuumadda ra'iisal wasaare Farmaajo uu ka dhaadhiciyo inay shirka ka soo qeybgalaan.

Wuxuu sheegay in shirka si khaldan loo tarjumay.

XS
SM
MD
LG