Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Mahiga oo la Kulmay Culumaa'uddiin Soomaali ah


Ergeyga gaarka ah ee XGQM ee arrimaha Somalia, Augusine Mahiga ayaa gegida dayuuradaha ee Muqdisho kula kulmay tiro culimo ah

Ergeyga gaarka ah ee XGQM ee arrimaha Somalia, Augusine Mahiga ayaa gegida dayuuradaha ee Muqdisho kula kulmay tiro culimo ah.

Mahiga ayaa sheegay inuu kala tashanayey qebyo-qoraalka dastuurka iyo mustqablka siyaasadda ee Somalia.

Culimada oo iyaguna dhinacooda hadlay ayaa sheegay in ay mahiga kala hadleen sidii aan dastuurka cusub loogu soo dari lahayn waxyaabo shareecada Islaamka ka hor imanaya.

Warbixin arrintaas la xiriirta qeybta hooose ka dhageyso.

XS
SM
MD
LG