Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Mahiga oo ka hadlay Amniga Soomaaliya


Mahiga oo ka hadlay Amniga Soomaaliya
Mahiga oo ka hadlay Amniga Soomaaliya

Ergayga Gaarka ah ee QM, Augustine Mahiga ayaa magaaalada Djibouti kula kulmay Guddiga Wadajirka ah ee Amniga Somalia.

Ergayga Gaarka ah ee QM, Augustine Mahiga ayaa magaaalada Djibouti kula kulmay Guddiga Wadajirka ah ee Amniga Somalia, kana hadlay amniga Somalia.

Dhinaca kale, Madaxweynaha Somalia, Shariif Sheekh Axmed ayaa ku beegmay xilli ciidamo gaaraya 500 oo askari oo iskugu jira militari iyo booliis waddanka Djibouti tababar loogu furayey. Kulankaas Madaxweyne Shariif iyo ciidamada oo dhacay labo cisho ka hor xiligan uu Mahiga ka hadlayey magaalada Djibouti ayaa Mahiga sheegay sida ay lagama maarmaan u tahay in madaxda dawladda Somalia ay booqdaan tababarada ciidamada Somalia.

Warbixinta oo dhameystiran hoosta ka dhageyso.

XS
SM
MD
LG