Isku xirrada

War

Mahiga oo Garoowe Booqday


Kulan maanta dhexmaray Augustine Mahiga iyo Madaxweyne Faroole ayey ku sheegeen in kulanka Roadmapka la qaban doono 15-18ka bisha Dec.

Kulan maanta dhexmaray danjire Augustine Mahiga iyo Madaxweyne Faroole ayey ku sheegeen in kulanka Roadmapka la qaban doono 15-18ka bisha Dec.

Mahiga ayaa sidoo ka hadlay dabkii habeenkii xalay ahaa gubay suuqa magaalada Boosaaso, waxanu uu ku baaqan in dadkii ku waxyeeloobay taageero lala gaaro.

Warbixinta oo dhameystiran qeybta hoose ka dhageyso.

XS
SM
MD
LG