Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Madaxweyne Shariif oo ka Hadlay Faragelinta Ethiopia


Madaxweyne Shariif oo ka Hadlay Faragelinta Ethiopia
Madaxweyne Shariif oo ka Hadlay Faragelinta Ethiopia

Dood-wadaag ay soo qabanqaabisan Hay'adda CRD oo ka dhacday Madaxtooyada Somalia ayaa su'aalo lagu weydiiyey Madaxweynaha Somalia Shariif Sheekh Axmed.

Madaxweynaha ayaa sheegay in kaalinta dawladda Ethiopia uu yahay mid taageero ah ee aanu ahayn in si toos ah ay uga qeyb qaataan dagaalka lagula jiro Ururka Al-Shabab.

Warbixintan oo dhameystiran qeybta hoose ka dhageyso.

XS
SM
MD
LG