Isku xirrada

War

Madaxweyne Shariif oo Eed u Jeediyey W. Warfaafinta DKMG


Kulan uu xalay la qaatay warfidiyeenada ayaa Madaxweyne Shariif Sheekh Axmed sheegay in tabaabushaha amnigu uuna ahayn heerkii loo baahnaa

Kulan uu xalay la qaatay warfidiyeenada ayaa Madaxweyne Shariif Sheekh Axmed sheegay in tabaabusha amnigu uuna ahayn heerkii loo baahnaa. Madaxweynaha ayaa sheegay in ciidamada ammaanka iyo kuwa AMISOM toona aan arrintaas waxba lagala socodsiin.

Madaxweynaha ayaa intaas ku daray in Wasaaradda Warfaafintu ay mas'uuliyadda arrintaas qaadi doonto.

Warbixin arrintaas la xiriirta qeybta hoose ka dhagesyo.

XS
SM
MD
LG