Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Madaxweyne Shariif oo Ciidanka la Kulmay


Madaxweyne Sh Shariif
Madaxweyne Sh Shariif

Madaxweynaha DKMG ah ayaa qaar ciidanka ka tirsan ku eedeeyey ka beensheeg tirada ciidamada ay hayaan iyo hubka oo ay iibsadaan

Madaxweynaha DKGM ah Shariif Sheekh Axmed ayaa qaar ka mid ah saraakiisha ciidamada DKMG ah ku eedeeyey inay ka been sheegaan tirada liisaska ay hogaanka u yihiin isaga oo sidoo kalena qaar saraakiisha ka mid ah ku eedeeyey in xogta dawladda bixiyaan isla markaana hubkii loogu talo galay in wax lagu difaaco ay iibsadaan. Madaxaweynaha ayaa hadalkan ka sheegay kulan uu la qaatay ciidamo ka tirsan kuwa dawladda oo dhawaaan Uganda lagu soo tababaray.

XS
SM
MD
LG