Isku xirrada

War

Shariif: Amniga Dad ayaa Khal-Khal ku Haya


Madaxweynaha DKMG ee Somalia ayaa sheegay in dad leh dano siyaasadeed, ay amni darro ka wadaan magaalada Muqdisho

Madaxweynaha DKMG ee Somalia ayaa sheegay in dad leh dano siyaasadeed, ay amni darro ka wadaan magaalada Muqdisho.

Madaxweynuhu ma uusan magacaabin cidda wadda amni darada, hase yeeshee waxa uu sheegay in dawladdiisu ay gacan bir ah ku qaban doonto dadka hawlahaas faraha kula jira.

Warbixin arrintaas ku saabsan qeybta hoose ka dhageyso.

XS
SM
MD
LG