Isku xirrada

War

Madaxweyne Geelle: Ammaanka hala Ilaaliyo


Madaxweyne Geelle: Ammaanka hala Ilaaliyo

Madaxweyne Geelle: Ammaanka hala Ilaaliyo

Dadka reer Djibouti ay berri codkooda ka dhiibanaya doorashada madaxtinimida dalka Djibouti, iyada oo xubno mucaaradka ahi ay qaadaceen

Dadka reer Djibouti ay berri codkooda ka dhiibanaya doorashada madaxtinimida dalka Djibouti, iyada oo xubno mucaaradka ahi ay qaadaceen.

Dhinaca kale, Madaxweyne Ismaaciil Cumar Geelle ayaa dadka reer Djibouti ugu baaqay inay xasilloonida ilaaliyaan.

Wareysi iyo barnaamij gaar ah oo doorashada Djibouti ku saabsan qeybta hoose ka dhageyso.

XS
SM
MD
LG