Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Madaxweynayaasha Somalia iyo Kenya oo Kulmay

A demonstrator falls after being hit by water cannon used by riot police to disperse the crowd during a protest against the destruction of trees in a park brought about by a pedestrian project, in Taksim Square in central Istanbul.

Madaxweyne Sharif ayaa sidoo kale la kulmay Wakiilka Xoghayaha Guud ee QM, Augistine Mahiga, safiiro ajnabi ah iyo aqoonyano Soomaali ah

Madaxweynaha Somalia, Sharif Sheekh Axmed ayaa la kala kulmay dhigiisa Kenya, Mwai Kibaki.

Labada Madaxweyne ayaa ka wada hadlay xaaladda amniga ee dalka Somalia iyo sidii dowladda Kenya ay gacan uga geysan lahayd wax ka qabashada dhibaatada Somalia.

Madaxweyne Shariif oo Kenya ku sugnaa wax ka yar 24 saacadood, ayaa sidoo kale maanta wuxuu kulan la qaatay ergayga gaarka ah ee XGQM Augustine Mahiga iyo waliba safiirro ku sugan magaalada Nairobi.

Madaxweynaha ayaa sidoo kale la kulmay aqoonyahanno Soomaali ah. Kulamadaas ayaa la sheegay in qaarkood ay la xiriireen la tashi uu bulshada kala sameynayey magacaabista ra’iisal wasaare cusub oo Somalia yeelato.

XS
SM
MD
LG