Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Madaxweyne Xasan oo Booqday Diinsoor


Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud
Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta booqasho ku tagay magaalada Dinsoor ee Gobolka Bay oo dhowaan laga qabsaday ururka Al-Shabaab.

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta booqasho ku tagay magaalada Dinsoor ee Gobolka Bay oo dhowaan laga qabsaday ururka Al-Shabaab.

Madaxwynaha Soomaaliya waxaa safarka ku wehelinaya wasiiro ka tirsan dawladda federaalka iyo Madaxweynaha Maamulka Koonfur Galbeed Shariif Xasan Sheekh Aadan.

Mas’uuliyiinta ayaa Diinsoor ku tagay diyaarad kuwa qummaatiga u kaca ah.

Socdaalka madaxweynaha, ayaa waxaan ka wareysanay Xasan Xuseen Maxamed oo ah Wasiirka Hub ka dhigista iyo dhaqan celinta iyo tababarrada maleeshiyaadka ee Maamulka Koonfur Galbeed oo la socda wafdiga madaxweynaha.

Caasha Ibraahim Aadan, ayaa warreysatay.

Wareysi: Xasan Xuseen
please wait
Embed

No media source currently available

0:00 0:06:39 0:00

XS
SM
MD
LG