Isku xirrada

War

Madaxweynaha Galmudug oo Hobyo Tagey


Madaxweynaha Galmudug oo Hobyo Tagey

Madaxweynaha Galmudug oo Hobyo Tagey

Dadaal uu ugu jiro sidii loo soo deyn lahaa nin Maraykan ah oo dhawaan la afduubay, ayaa Madaxweyne Caalin uu tagey magaalada Hobyo

Dadaal uu ugu jiro sidii loo soo deyn lahaa nin Maraykan ah oo dhawaan la afduubay, ayaa Madaxweyne Caalin uu tagey magaalada Hobyo.

Mr. Caalin ayaa sheegay in maamulkiisu uu sameyn doono wax walba oo sii deynta ninkaas ajnabiga lagu hubin karo.

Wareseysi arrintaas la xiriira qeybta hoose ka dhageyso.

XS
SM
MD
LG