Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Saddex Madaxweyne oo Nairobi ku Kulmay


Saddex Madaxweyne oo Nairobi ku Kulmay
Saddex Madaxweyne oo Nairobi ku Kulmay

Madaxweynayaasha Uganda, Kenya iyo Somalia, Yuweri Muzaveni, Moi Kibaki iyo Shariif Axmed ayaa maanta Nairobi ku yeeshay kulan albaabadu u xiran yihiin.

Saddexda Madaxweyne ayaa ka hadlay xaaladda howlgallada ciidamada Kenya ee koonfurta Soomaaliya iyo kuwa AMISOM ee magaalada Muqdisho.

War-murtiyeed ay si wadajir ah u soo saareen ayay saddexda Madaxweyne ku sheegeen inay ka og'an tahay in laga adkaado kooxda Al-Shabaab.

Madaxda ayaa sheegay in ladagaalanka kooxda Al-shabaab ay tahay fursad taariikhi ah oo nabad iyo xasilooni loogu soo dabaali karo Soomaaliya.

Qeyta hoose ka dhageyso warbixinta war-murtiyeedka iyo Falanqeyn uu war-murtiyaadka ka bixiyay Prof Afyare Cabdi Cilmi oo ah barre culuunta siyaasadda ka dhiga jaamacadda Qadar.

XS
SM
MD
LG