Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Maamulka Khaatumo oo Xilal Magacaabay


Maamulka Khaatumo oo Xilal Magacaabay
Maamulka Khaatumo oo Xilal Magacaabay

Maamulka Cusub ee Khaatumo ayaa sheegay in 3 madaxweyne iyo 6 wasiir ay xilka qaban doonaan kuwaas oo sanad iyo bar wada shaqeyn doona

Maamulka Cusub ee Khaatumo ayaa sheegay in 3 madaxweyne iyo 6 wasiir ay xilka qaban doonaan kuwaas oo sanad iyo bar wada shaqeyn doona

Maxamed Yuusuf Jaamac oo ka mid ah 3da madaxweyne ayaa VOA u sheegay in maamulkooda looga fadhiyo in ay dastuur kusoo dhisaan mudadaas sanadka iyo barka ah.

Wareysiga oo dhameystiran qeybta hoose ka dhageyso.

XS
SM
MD
LG