Isku xirrada

War

Maamul loo Magacaabay Gobolka Hiiraan

  • Abdulaziz Osman

Madaxweynaha DKMG ee Somalia, Shariif Sheekh Axmed ayaa magacaabay maamul KMG oo saddex bilood xilka heyn doona

Madaxweynaha DKMG ee Somalia, Shariif Sheekh Axmed ayaa magacaabay maamul KMG oo saddex bilood xilka heyn doona.

Maamulka waxa madax looga dhigay madaxii Maamulka Dooxada Shabeele.

Warka oo dhameystirantiran qeybta hoose ka dhageyso.

XS
SM
MD
LG