Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Maalinta Qaaxada Caalamka


Maalinta Qaaxada Caalamka
Maalinta Qaaxada Caalamka

Maanta waxaa dunida laga xusayaa maalinta qaaxada waxaana ka dhacay xafladdo iyo munaasabaddo looga hadlayo dhibaatada Qaaxada.

Hadaba ahmiyadda ay leedahay maalintan iyo guud ahaan dhibaatooyinka cudurka qaaxada waxaan ka wareysanney Dr. Cismaan Abdi Meygaag oo ah agaasimaha isbitaalka qaaxada ee Hargeysa.

Qodobada uu dhakhtarka xusey waxaa ka mid ah saameynta uu cudurka ku yeeshay dadka Soomaliyeed iyo wacyigelinta loo baahan yahay in la sameeyo si looga jaahil bixiyo dadka Soomaliyeed oo qaarkood aaminsan in cudurka uu ceeb yahay.

Qeybta hoose ee qoraalkan ka dhagayso wareysiga dhakhtarka.

XS
SM
MD
LG