Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Maalinta Deegaanka Caalamka


Dunida waxaa maanta laga xusayaa maalinta deegaanka oo sannad walba la xuso. Somaliland ayaa maanta sheegtay in xuska maalinta deeggaanka darteed ay beetay 20 kun oo geed.

Wasiirka Somaliland u qaabilsan Deegaanka iyo Horumarinta reer Miyiga, Maxamed Siciid Gacamey ayaa sheegay in Somaliland bilowday qorshe loogaga hortagayo xaalufinta deegaanka.

XS
SM
MD
LG