Isku xirrada

War

Ma isfahmi Karaan Madaxda Soomaalida?


Ma isfahmi Karaan Madaxda Soomaalida?

Ma isfahmi Karaan Madaxda Soomaalida?

Madaxweynaha dowladda KMG ah waxaa laga sugayaa inuu soo magacaabo ra'iisal wasaare cusub, sideebuu ku soo xuli karaa.

Haddaba sida aad wararkeena ku maqleyseen maanta waxaa baaqatay xaflad la sheegay in madaxweyne Shariif uu ku magacaabi lahaa ra’iisal wasaaraha cusub ee Soomaaliya, taasoo baaqatay ka dib markii sida la sheegay ay shir albaabadau xiran yihiin ay wada galeen madaxweynaha iyo guddoomiyaha baarlamaanka.

Haddaba sidee ayaa horey loogu socon karaa, madaxda Soomaaliduna ay ku wadashaqeyn karaan.

Muuse Cali Jaamac oo ah guddoomiyaha golaha isbedel doonka Puntland, ayaa qaba in madaxda Soomaalidu aysan iyagu u madaxbannaaneyn magacaabista ra’iisal wasaaraha.

XS
SM
MD
LG