Isku xirrada

War Deg-Deg ah

M: Shariif: Waan Ka Heshiinay Qilaafkii


Hogaamiyeyaasha Somalida ee uu ka dhaxeeyo hardanka siyaasadeen ayaa galabka ku soo gabagabeeyay magaalada Adis-abab Shir uga socday iyaga iyo dhex dhexaadiyeyaal caalami ah.

Madaxweynaha Dowladda DKMG Sharif Sheikh Axmed ayaa qudbad uu xiritaankii shirka ka jeediyay ku sheegay in waxyaabihii shirka looga hadlayay isafgarad laga gaaray, oo uu shika ku dhamaaday natiijo wanaagsan.

Madaxweynaha ayaa sheegay in dhameystirka Road-Mapka, ama qorshaha kala guurka uu heshiiskan u yahay guul, uuna soo afjarayo.

Hadalkii madaxweynaha oo maqal ah ka dhageyso halka hoose ee qoraalkan.

XS
SM
MD
LG