Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Libya: Weeraro lagu Qaaday Xarunta Golaha KMG


Libya: Weeraro lagu Qaaday Xarunta Golaha KMG
Libya: Weeraro lagu Qaaday Xarunta Golaha KMG

Dad u badan ardayda jaacadda ayaa ku dibadbaxay xarunta Golaha Qaranka KMG ee Libya, iyaga oo gacanta ula tagey ku-xigeenka maamulka

Dad u badan ardayda jaacadda ayaa ku dibadbaxay xarunta Golaha Qaranka KMG ee Libya, iyaga oo gacanta ula tagey ku-xigeenka maamulka KMG, Cabdelxafiid Ghoga.

Dibadbaxaas ka dib ayaa Mr. Ghoga go'aansaday inuu xilka iska casilo.

Cabdirizak Nuur Cabdulle oo arrimaha Libya u dhuun daloola ayaa ka waramaya mustaqbalka siyaasadeed ee dalka Libya.

Wareysiga oo dhameystiran qeybta hoose ka dhageyso.

XS
SM
MD
LG