Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Libya: Shirkii 3aad ee Midowga Afrika iyo Midowga Yurub


Libya: Shirkii 3aad ee Midowga Afrika iyo Midowga Yurub
Libya: Shirkii 3aad ee Midowga Afrika iyo Midowga Yurub

Ururada Midowga Yurub iyo Midowga Afrika ayaa ku kulmaya waddanka Liibiya, iyadoo shirkaas lagu soo qaadayo arrimo Somalia khuseeya

Shirkan oo ay ka qeyb galeen madax ka socota DFKMG ah ee Somalia ayaa waxa lagaga hadlay dhinacyada ay labada Midow ee Yurub iyo Afrika ay iska kaashan karaan.

Shirkan waxa isna ka qeyb galay Danjiraha Somalia ee Talyaaniga iyo Midowga Yurub, Nuur Xasan Xuseen (Nuur Cadde) oo sheegay in arrimaha Somalia ay ku jiraan ajendayaasha shirka lagaga hadli doono.

Wareysiga oo dhameystiran qeybta hoose ka dhageyso.

XS
SM
MD
LG