Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Libya, Qaddafi ka Dib


Libya, Qaddafi ka Dib
Libya, Qaddafi ka Dib

Mustaqbalka Dalka Libya ayaa la isweydiinayaa sida uu u ekaan karo waxa ka dambeeya hogaamiye Mucammar Al-Qaddaafi oo shalay la dilay

Mustaqbalka Dalka Libya ayaa la isweydiinayaa sida uu u ekaan karo waxa ka dambeeya hogaamiye Mucammar Al-Qaddaafi oo shalay la dilay.

Dalka Libya ayaa ka kooban qabiilo kala duwan, oo hogaamiyihii la dilay, intii uu noolaa, uu aad u kala saar-saari jiray si uu awoodiisa usii xoojiyo. Waxa kale oo iyaguna jira kooxo diini ah oo doonaya in ay doorkooda qaataan. Intaas waxa dheer in qorshaha Golaha KMG ahi uu doonayo in siddeed bilood ka dib ay qabteen doorasho xor ah.

Waxa haddaba isweydiin leh, sida loo maareynayo waxyaabahaas kala duwanaanshuhu ka muuqdo oo dhan.

Falanqeyn arrintaas ku saabsan qeybta hoose ka dhageyso.

XS
SM
MD
LG