Isku xirrada

War

Libya: Hadalada Mucaaradka oo aan Sugneyn


Libya: Hadalada Mucaaradka oo aan Sugneyn

Libya: Hadalada Mucaaradka oo aan Sugneyn

Wiilka uu dhalay Mucammar al-Qadafi ee Saif Islaam ayaa la hadlay saxaafadda sheegayna inuu xor yahay oo aan la qaban, hadalkan oo ka duwan wixii mucaaradku ku andacoonayeen ee ahaa in Saif gacanta lagu hayo

Wiilka uu dhalay Mucammar al-Qadafi ee Saif Islaam ayaa la hadlay saxaafadda sheegayna inuu xor yahay oo aan la qaban, hadalkan oo ka duwan wixii mucaaradku ku andacoonayeen ee ahaa in Saif gacanta lagu hayo. Warar kale ayaa iyaguna sheegay in labadii wiil ee kale ee Maxamed iyo Sacdi in iyaguna gacanta mucaaradka aanay ku jirin ee ay xoryihiin.

Wareysi arrintaas ku saabsan qeybta hoose ka dhageyso.

XS
SM
MD
LG