Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Labada Ergay ee QM iyo M. Afrika ayaa ka Hadlay Somalia


Labada Ergay ee QM iyo M. Afrika ayaa ka Hadlay Somalia
Labada Ergay ee QM iyo M. Afrika ayaa ka Hadlay Somalia

Dr. Augustine Mahiga iyo Jerry Rolling ayaa ka hadlay hanaanka Roadmapka iyo rajada laga qabo shirka Soomaalida ee London ka dhici doona

Dr. Augustine Mahiga iyo Jerry Rolling ayaa ka hadlay hanaanka Roadmapka iyo rajada laga qabo shirka Soomaalida ee London ka dhici doona dhamaadka bisha February ee soo socota.

Wasiirka Arrimaha Dibadda ee dalka Kenya Moses Watangula ayaa isna ka hadlay in tiro dhan 4664 oo askari oo ciidankooda ah ay ka qeyb qaadan doonaan hawlgalka AMISOM ee Somalia.

Warbixin arrintaas la xiriirta qeybta hoose ka dhageyso.

XS
SM
MD
LG