Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Kumanaan reer Tunisia ah oo Italy u Tahriibay


Kumanaan reer Tunisia ah oo Italy u Tahriibay
Kumanaan reer Tunisia ah oo Italy u Tahriibay

Dad gaaraya 5000 oo ruux ayaa gaaray Lampadusa, Italy. Dadkan ayaa reer Tunisia u badan, halka tiro Soomaali ahina ay ku jirto

Dad badan oo u dhashay waddanka Tunisia ayaa beryahanba ku qulqulayey waddanka Talyaaniga, gaar ahaan Jasiiradda Lampadusa. Waddanka Tunisia waxa dhawaan ka dhacay dibadbaxyo sababay in Madaxweynihii waddanka, Zein al-Caabidiin Ben Cali uu waddanka ka cararo.

Waxa sidoo kale la sheegayaa in tiro aan badneyn oo Soomaali ahi ay ku jirto dadka Talyaaniga u tahriibaya.

Wareysi arrintaas ku saabsan, qeybta hoose ka dhageyso.

XS
SM
MD
LG