Isku xirrada

War

Kulan ka Dhacay Tiyaatarkii Muqdisho


Kulan ka Dhacay Tiyaatarkii Muqdisho

Kulan ka Dhacay Tiyaatarkii Muqdisho

21 sanadood ka dib ayaa waxa maanta Tiyaatarkii Qaranka ee magaalada Muqdisho kulan ku yeeshay bahdii suugaanta ee Muqdisho joogtay

21 sanadood ka dib ayaa waxa maanta Tiyaatarkii Qaranka ee magaalada Muqdisho kulan ku yeeshay bahdii suugaanta Soomaalida ee magaalada Muqdisho joogtay.

Kulanka waxa soo qaban qaabiyey Hay'adda CRD, waxana goobjoog ka ahaa Wasiirka Warfaafinta DKMG ee Somalia, abwaaniin, iyo fanaaniin badan.

Warbixin arrintaas ku saabsan qeybta hoose ka dhageyso.

XS
SM
MD
LG