Isku xirrada

War Deg-Deg ah

ICG oo Djibouti ku Shirsan


ICG oo Djibouti ku Shirsan
ICG oo Djibouti ku Shirsan

Magaalada Jabuuti ee dalka Jabuuti waxaa ka soconaya shirkii sannadlaha ahaa ee kooxda xiriirka caalamiga ah ee loo yaqaano International Contact Group oo sannadkii 2006 ay samaysya dawladda Maraykankanka

Magaalada Jabuuti ee dalka Jabuuti waxaa ka soconaya shirkii sannadlaha ahaa ee kooxda xiriirka caalamiga ah ee loo yaqaano International Contact Group oo sannadkii 2006 ay samaysya dawladda Maraykankanka.
Shirkan oo sannadkan ay martigelinayso dawladda Jabuuti ayaa imanaya 18 maalmood ka hor shirka caalamiga ah ee ka dhici doona magaalada London.

Madaxda joogta shirkaasi ee Soomalaida waxaa ka mid ah Ra’iisulWasaaraha Soomalaiya Porf. Cabdwili Maxamed Cali, Gudodomiyaha Baarlamaanka, Shariif Xasan Shekeh Aadan iyo weliba madaxweynayaasha MaamulGoboleedka Puntland iyo Galmudug.

Mas’uuliyiinta Soomaalida ee maanta shirkaasi ka hadlay ayaa sheegay inay ka go’an tahay fulinta qorshaha Roadmap-ka ee looga gudbayo xilliga ku meelgaarka ah.

XS
SM
MD
LG