Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Wareysi: Taliyaha Booliska Soomaaliya


Taliyaha Booliiska
Taliyaha Booliiska

Taliyaha waxa uu dawladda Maraykanka waydiistay in tababar la siiyo saraakiisha ciidanka booliiska Soomaaliyeed.

Taliyaha Ciidamada Booliiska ee Soomaaliya Sareeye Gaas Maxamed Sheekh Xasan Xaamud ayaa socdaal ku jooga dalka Maraykanka.

Taliyaha ayaa waraysi uu siiyey VOA ku sheegay in dawladda Maraykanka ay waydiisteen in tababar la siiyo saraakiisha ciidaamada booliiska Soomaaliyeed.

Waxa uu sidoo kale Ardayda dugsiyada sare dhammaystay iyo aqoonyahanka Soomaaliyeed ugu baaqay inay ku soo biiraan ciidamada.

Wariyaha VOA, Maxamuud Mascadde ayaa taliyaha kula kulmay magaalada Minneapolis, waxaanu uu ka wareystay ujeedada socdaalkiisa Maraykanka.

Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliya
please wait

No media source currently available

0:00 0:06:28 0:00

XS
SM
MD
LG