Isku xirrada

Koonfurta Sudan oo xornimo isku diyaarinaysa

  • Mohamed Sandheere

Koonfurta Sudan oo xornimo isku diyaarinaysa

Koonfurta Sudan oo xornimo isku diyaarinaysa

Maalinta Sabtida ee berri ah Koonfurta Sudan ayaa noqonaysa dalkii ugu danbeeyay ee Qaaradda Africa.

Maalinta Sabtida ee berri ah Koonfurta Sudan ayaa noqonaysa dalkii ugu danbeeyay ee Qaaradda Africa. Dadyowga Koonfurta Sudan ayaa aftidii laga qaaday bilowgii sannadkan waxay ku coddeeyeen inay ka go'aan dalka Sudan oo ay noqdaan dal madax banaan.

Haddaba waxaa magaalada Jubba oo noqonaysa caasimadda Koonfurta Sudan ka socda diyaar-garow la xiriirra xafladda xornimada, waxaana magaaladaasi haatan ku qul-qulaya wafdiyo iyo madax ka socota qaar ka tirsan dalalka Caalamka.

Qeybta hoose ka dhageyso, wareysi ku saabsan Koonfurta Sudan.

XS
SM
MD
LG