Isku xirrada

War

Koonfurta Sudan iyo Saameynta Gobolka

  • VOA Somali

Koonfurta Sudan iyo Saameynta Gobolka

Koonfurta Sudan iyo Saameynta Gobolka

Dadka arrimaha Bariga Afrika odorasa waxay qaarkood aaminsan yihiin in go'itaanka Koonfurta Sudan ay saameyn ku yeelan karto Bariga Afrika.

Waxaa natiijoyin hordhac ahi ay ka soo baxaysaa codeyntii aftida gooni isutaagga koonfurta Sudan, kuwaasoo tilmaamaya in dadka reer koonfureedku ay u muuqdaan inay ugu codeeyeen gooni isutaag.

Haddaba arrintan ayaa waxaa la tilmaamayaa inay saameyn ku yeelan karto Geeska Afrika, oo meelaha qaarkood ay ka jiraan olole gooni isutaag ah.

XS
SM
MD
LG