Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Mweyne Sharif oo ka Bad-baaday Weerar


Kolonyo gaadiid oo saday madaxweyne Sheekh Shariif ayaa lagu weeraray inta u dhaxeysa degmada Afgooye iyo magaalada Muqdisho.

Madaxweyne Shariif ayaan waxba ku noqon weerarkaasi, hasse yeeshee waxaa ku dhintay hal askari oo ka tirsan ilaalada, iyadoo sidoo kale ay ku dhaawacmeen 7 qof oo kale.

Kooxda al-Shabaab ayaa sheegatay mas'uulliyada weerarka.

Weerarkan kolonyada ayaa yimid kaddib markii madaxweyne Shariif iyo wafdi la socday ay maanta booqasho kadis ah ku tageen degmada Afgooye ee gobolka Shabeellada Hoose.

Qeybta hoose ka dhageyso warbixinta weerarkaasi iyo waliba falanqeynta weerarkaasi.

XS
SM
MD
LG