Isku xirrada

War

Kismaayo: Diyaarado Weeraray Xarun Ciidanka Al-shabab

  • Mukhtaar Catoosh

Kismaayo: Diyaarado Weeraray Xarun Ciidanka Al-shabab

Kismaayo: Diyaarado Weeraray Xarun Ciidanka Al-shabab

Diyaarado cid leh aan la aqoon ayaa weeraray meel u dhow gegida dayuuradaha ee Kismaayo, meeshaas oo xoogaga Alshabab ay joogeen

Diyaarado cid leh aan la aqoon ayaa weeraray xero ciidan oo u dhow gegida dayuuradaha ee magaalada Kismaayo, xeradaas oo xoogaga Alshabab ay ku sugnaayeen.

XS
SM
MD
LG