Isku xirrada

War

Kibaki: Al-Shabab Khatar ayey ku Tahay Amniga Kenya


Kibaki: Al-Shabab Khatar ayey ku Tahay Amniga Kenya

Kibaki: Al-Shabab Khatar ayey ku Tahay Amniga Kenya

Waxa markii labaad maantana uu qarax ka dhacay degmada Wajeer ee Kenya, iyada oo shalayna ay qaraxyo ka dhaceen Mandheera iyo Wajeer

Madaxweynaha dalka Kenya Mwoi Kibaki oo maanta ka hadlay maalinta Xoriyadda ee dalk Kenya ayaa ka hadlay Ururka Al-Shabab oo uu sheegay inay khatar u yihiin amnigooda iyo dhaqaalahooda labada.

Dhinaca kalena, waxa markii labaad maantana uu qarax ka dhacay degmada Wajeer ee Kenya, iyada oo shalayna ay qaraxyo ka dhaceen Mandheera iyo Wajeer

Warbixino arrimahaas la xiriira qeybta hoose ka dhageyso.

XS
SM
MD
LG