Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Khudbaddii Obama iyo Arrinta reer Falastiin


Khudbaddii Obama iyo Arrinta reer Falastiin
Khudbaddii Obama iyo Arrinta reer Falastiin

Madaxweyne Obama ayaa Golaha Guud ee QM maanta hadal ka jeediyey, iyada oo reer Falastiin ay isu diyaarinayaan inay dawladnimo codsadaan

Madaxweyne Obama ayaa Golaha Guud ee QM maanta hadal ka jeediyey, iyada oo reer Falastiin ay isu diyaarinayaan inay dawladnimo codsadaan.

Madaxweyne Maxmuud Cabbaas ayaa wali ku adkaysanaya inuu codsigiisa ah in dawlad madaxbanaan loo aqoonsado ah uu u gudbin doono Xoghayaha Guud ee QM Ban Ki-Moon, iyada oo uu jiro culays xoog badan oo Maraykanka iyo Israel ay doonayaan inay ku baajiyaan in codsigaasi gaaro Golaha Guud.

Warbixin iyo wareysi arrintaas la xiriira qeybta hoose ka dhageyso.

XS
SM
MD
LG