Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Khilaafyada Dowladihii kala Dambeeyay


Dowladihii kala dambeeyay ee 20-kii sano ee u dambeeyay soo maray waxaa ka dhex aloosmayay khilaafaadyo ka dhex dhalanayay madaxsa sare.

Khilaafyadaasi ayaa mararka qaar ay ku lug yeelanayeen guddoomiyeyaasha baarlamaanka, sida khilaafkii u dambeeyay oo kale.

Cabdisalam Hareri ayaa barnaamijkan gaarka ah ku eegaya.

XS
SM
MD
LG