Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Kenya: Xaaladda Ganacsi ee Eastleigh


Kenya: Xaaladda Ganacsi ee Eastleigh
Kenya: Xaaladda Ganacsi ee Eastleigh

Dowladda Hoose ee magaalada Nairobi waxay canshuur badan ka heshaa ganacsiga ay Soomaalidu ka abuurtay xaafadda Eastleigh.

Dowladda Kenya ayaa u qoondeysay 5 bilyan oo shilinka Kenya ah in lagu dayactiro waddooyinka xaafadda Eastleigh ee degmada Kama Kunji ee magaalada Nairobi.

Xaafadda Eastleigh waxaa ku badan Soomaalida, kuwaasoo ganacsiyo waaweyn halkaasi ka sameeyay, kaasoo canshuur badan soo geliya dowladda hoose ee magaalada Nairobi.

Wariyaha VOA-da Sahro Cabdi Axmed ayaa warbixintan ku eegaysa burburka haysta waddooyinka Eastleigh iyo wax tarka ay u yeelan karto lacagta loo ballanqaaday dayactira waddooyinkaasi.

XS
SM
MD
LG