Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Kenya: Shaqaaqo ka Dhacday Madhogo


Kenya: Shaqaaqo ka Dhacday Madhogo
Kenya: Shaqaaqo ka Dhacday Madhogo

Shaqaaqo ayaa ka dhacday degmada Madhogo, ka dib markii ay murmeen laba shirkadood oo kuwa basaska ah.

Shaqaaqo ayaa ka dhacday degmada Madhogo ee gobolka Waqooyi Bari ee Kenya, ka dib markii ay murmeen laba shirkadood oo kuwa basaska ah.

Laba wariye oo ka kala tirsan Idaacadaha Star FM iyo Risaala FM ayaa lagu dhaawacay rabshadahaasi.

Cabdisamad Muxumed Cabdi oo ka tirsan Idaacadda Star FM ayaa VOA u sheegay in ay soo weerareen koox ka mid ah dad Kenyaatiga aan Soomaalida ahayn ka tirsan, ayna budad iyo dhagxaan la dhaceen.

XS
SM
MD
LG