Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Faaqidaadda: Amniga Waqooyi Bari Kenya


Mid ka mid ah weerarrada ay Al-Shabab ku qaadday Waqooyi Bari Kenya ayaa lala beegsaday xarun isgaarsiin iyo kayd lagu kaydiyo biyaha.

Weerarka kaas ka horreeyey ayaa shan askari oo booliiska ah lagu dilay weerar kedis ah oo ay qaadeen maleeshiyada Al-Shabab. Saacado kadib weerarkaasna dareewal baabuurta ambalaaska ah ayaa ku dhintay qarax ka dhacay magaalada Gaarisa.

Haddaba khubarada ayaa ka digtay in weerarradan ay dib u dhac ku noqon karaan horumarka dhinaca amniga ah ee oo bilihii lasoo dhaafay ka jirtay gobolka.

Waa mowduuca Faaqidaadda Toddobaadka waxaana inala socodsiinaya Haaruun Macruuf.

Barnaamijka hoos ka dhagayso

Faaqidaadda W/B
please wait
Embed

No media source currently available

0:00 0:21:42 0:00

XS
SM
MD
LG