Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Kenya: Safaaraddii Soomaalida oo Barri Go'aan laga Gaari Doono


Kenya: Safaaraddii Soomaalida oo Barri Go'aan laga Gaari Doono
Kenya: Safaaraddii Soomaalida oo Barri Go'aan laga Gaari Doono

Maxkamadda Sare ee Kenya ayaa la filayaa in berri ay riddo xukun ku aaddan cidda iska leh dhulkii safaaradda Somalia oo hore loo iibiyey

Dhulkan oo sagaashameedyadii nin Kenyan ah oo asalkiisu Hindi yahay laga iibiyey ayaa dawladda Soomaalidu iibintaas sharci darro ku tilmaantay.

Danjireha Soomaaliya ee Kenya fadhiya ayaa sheegay inay aad ugu rajo weyn yihiin inay Maxkamdda Sare ee Kenya ay dawladda Somalia u xeerin doonta lahaanshaha dhulkaas.

Wareysiga oo dhameystiran qeybta hoose ka dhageysto.

XS
SM
MD
LG