Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Kenya: Qaxooti Dalka Somalia ku Noqonaya


Kenya: Qaxooti Dalka Somalia ku Noqonaya
Kenya: Qaxooti Dalka Somalia ku Noqonaya

Qaxootiga Soomaalida ee ku jira xerada IFO 3 ayaa bilaabay inay dib ugu noqdaan deegaanadii ay markii hore kasoo qaxeen ee dalka Somalia

Qaxootiga Soomaalida ee ku nool xerooyinka IFO ayaa la sheegayaa inay dib ugu noqonayaan deegaanadii ay kasoo qaxeen ee dalka Somalia. Dadka noqonaya ayaa noqoshadooda sabab uga dhigay amni xumo iyo raashinka oo ku yar. Ma jirto hay’ad dadkan ka taageeraysa dib u noqoshadooda.

Wareysi arrintaas la xiriira qeybta hoose ka dhageyso.

XS
SM
MD
LG