Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Kenya oo Madaxbannaanideeda Xustay


Kenya oo Madaxbannaanideeda Xustay
Kenya oo Madaxbannaanideeda Xustay

Dalka Kenya ayaa laga xusay maalinta madaxbannaanideeda oo loo yaqaan Madraka Day, waxaan dalka laga dhigay dabaal degyo.

Waxaa maanta dalka Kenya looga dabaal degay maalintii ay madaxbannaanida ka qaateen Ingiriiska, taasoo ka soo wareegtay 48 sano.

Waxaa dalkaasi ka dhacay munaasabado ku saabsan maalinta madaxbannaanida dalkaasi.

XS
SM
MD
LG