Isku xirrada

War

Kenya oo Feejignaan ku baaqday


Kenya oo Feejignaan ku baaqday

Kenya oo Feejignaan ku baaqday

Wasiirka Amniga Gudaha ee Kenya, Goerge Saitoti ayaa dadka reer Kenya ugu baaqay inay ka feejignaadaan weerar kaga yimaadda Al-Shabab

Wasiirka Amniga Gudaha ee Kenya, Goerge Saitoti ayaa dadka reer Kenya ugu baaqay inay ka feejignaadaan weerar kaga yimaadda Al-Shabab.

Wasiirka ayaa sidoo ka halday gacan-ka-hadal dhex maray qabiilo dalka Kenya wada dega.

Wareysi arrintaas ku saabsan qeybta hoose ka dhageyso.

XS
SM
MD
LG