Isku xirrada

War

Kenya: Joojinta Xawaaladaha oo Walaac laga Muujiyey


Kenya: Joojinta Xawaaladaha oo Walaac laga Muujiyey

Kenya: Joojinta Xawaaladaha oo Walaac laga Muujiyey

Ganacsatada Soomaalida ee ku nool dalka Kenya ayaa ka hadlay joojinta xawaaladaha Maraykanka oo ay sheegeen inay dhaawac keenayso

Ganacsatada Soomaalida ee ku nool dalka Kenya ayaa ka hadlay joojinta xawaaladaha Maraykanka oo ay sheegeen inay dhaawac keenayso.

Ganacsatadaas ayaa qaarkood sheegeen in dhibta gaaraysa shacabka Soomaaliyeed ay uu in badan ka daran yahay ka Maraykanku doonayo inuu saaro ururka Alshabab.

Warbixin arrintaas la xiriirta qeybta hoose ka dhageyso.

XS
SM
MD
LG