Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Kenya: Ciidamadayadu ma Galin Somalia


Kenya: Ciidamadayadu ma Galin Somalia
Kenya: Ciidamadayadu ma Galin Somalia

Wasiirka Gaashaandhiga ee Kenya ayaa VOA u sheegay in ciidamada Kenya ayna Somalia galin laakiin ay gayaan haddii baahi timaaddo

Wasiirka Gaashaandhiga ee Kenya, Yuusuf Xaaji ayaa VOA u sheegay in ciidamada Kenya ayna Somalia galin laakiin ay galayaan haddii baahi timaaddo.

Wasiirka ayaa sheegay in ciidamada dhooban xuduudda Somalia iyo Kenya ay la mid yihiin sida ciidamada Kenya u joogaan xuduudaha ay Kenya la wadaagto waddamada Ethiopia, Koonfurta Sudan, Uganda iyo Tanzania.

Wasiirka ayaa sheegay in mas'uuliyadda labadii dumarka ahaa ee Kenya laga afduubay ay kooxda Alshabab ka saarayaan, haddii ayna iyagu afduubina ay waajib ku tahay inay iyagu soo helaan oo soo celiyaan maaddaama ay meesha ka taliyaan.

Wareysiga oo dhameystiran qeybta hoose ka dhageyso.

XS
SM
MD
LG