Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Karaash: Maamul Gobol Ka dhisan Uma Hanjabi Karo TFG


Maanta waxaa magaalada Taleex shir jaraa’id ku qabtay maamulka Khaatumo, kaasoo jawaab u ahaa, hadal dhawaan ka soo yeeray madaxweynaha maamul goboleedka Puntland C/raxman Maxamed Maxamuud Farole oo uu ku sheegay in Dowladda Federalka KMG ah kaligeed aysan u madaxbanaaneyn Aqoonsiga maamul goboleedyada.

Axmed Cimi Cisman oo ka mid ah madaxweynayaasha meertada ah ee Maamulka Khaatumo ayaan wareysi la yeelanay halkan hoose ka dhageyso.

XS
SM
MD
LG