Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Wicitaanka: Garyaqaan Cabdiwaaxid Sheekh


Wicitaanka Dhageystaha
Wicitaanka Dhageystaha

Ku soo dhowaada barnaamijkii Wicitaanka Dhegaystaha oo ku saabsan Debriga mudanka ka dhashay ee Kenya ay damacsantahay in ay ka dhisto xuduudka ay Soomaaliya la wadaagto iyo sidoo kale mas’uuliyiin la sheegay in ay Kenya ka socdeen oo sameeyey fal lagu tilmaamay in ay doonayeen in ay wax ka beddel ku sameeyeen calaamadihii uu guumeystuhu uga tagay xuduudka ay wadaagaan labada dal ee Soomaaliya iyo Kenya, waxaana marti ku ah garyaqaan Cabdiwaaxid Sheekh Cismaan Qalinl.

Ismaaciil Xuseen Farjar ayaa innala socodsiinaya.

Barnaamijka Wicitanka Dhageystaha
please wait

No media source currently available

0:00 0:24:01 0:00

XS
SM
MD
LG